Abshir Bukhaari oo Xukuumada Soomaaliya ku dhaliilay hal arin oo ay ka gaabisay

Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Aqalka Sare Senator Abshir Bukhaari ayaa qoraal uu soo saaray kaga hadlay xaalada adag ee xiligan ka taagan magaalada Baladweyne gaar ahaan fatahaada wabiga oo sababay in qoysas badan guryahooda ka barakacaan. Abshir Bukhaari ayaa ku dhaliilay Xukuumada Soomaaliya in ay ka gaabisay wax ka qabashada musiibada ka taagan magaalada Baladweyne, … Continue reading Abshir Bukhaari oo Xukuumada Soomaaliya ku dhaliilay hal arin oo ay ka gaabisay